DHAGEYSO: Xaalad Adag Oo Laga cabsi Qabo Fatahaadii Goob Weyn

Mid ka mid ah Gudoomiye Waaxeedyada Deegaanka Goob weyn oo uwaramay Radio Soyaal Kismaayo ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey ilaa hadda inta la og yahay Fatahaada.

Webiga Jubba ayaa la sheegay in Fatahaad uu Xalay sameeyey,taas oo la leeyahay waxaa uu sababay khasaaro.

Gudoomiye Yaroow Sheekh ayaa sheegay in ay Cabsi badan ka qabaan saacadaha soo socda maadaama webiga uu biyo badan keenay in fatahaad kale uu sameeyo.

Waxa uu warkiisa intaas ku daray in Shabaqyadii Lagu jalaabanayey Kalluunka ay la tageen Webiga islamarkaana ay xaaladu weli adag tahay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Comments are closed.