DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyey Fatahaada Webiga Jubba Deegaanka Goob Weyn

Qof ka mid ah Dadkii saaka tegay Meesha Fatahaada uu ka sameeyey Webiga Jubba Deegaanka Goob weyn ayaa uga waramay Radio Sooyaal Kismaayo sida ay Xaaladu aheyd.

Waxa uu sheegay in aysan jirin Khasaaro nafeed oo ka dhashay Daadadka soo rogmaday balse ay xaaladu tahay Hadda mid Caadi ah.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Comments are closed.