DHAGEYSO: Qoysas Biyaha Dhex Taagan Goob Weyn Oo Aan wareysanay

Qaar ka mid ah Qoysaska ku dhaqan Deegaanka Goob weyn Ee Duleedka Magaalada Kismaayo ayaa nooga waramay sida ay Fatahaadii Xalay dhacday usaameysay.

Waxay sheegeen inay ubaahan yihiin in gurmad lala soo gaaro maadaama ay xitaa ciyaalkii Biyaha dhexmari waayeen saaka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Comments are closed.