DHAGEYSO: Qaraxii Hoteel Shaamoow 10 Sano Kadib Quluubta Soomaalida Kama Go’in

Waxa uu ahaa bilowgii Qaraxyada Soomaaliya ee ismiidaaminta,waxa mar keliya ay Soomaalidu ka gil gilatay Arday,dhakhaatiir,Macalimiin,Wariyeyaal,Mas’uuliyiin Dawladeed iyo Marti sharaf lagu Xasuuqay Qaraxaasi ka dhacay Hoteel Shaamoow Maanta oo kale 1o Sano ka hor.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN XASAN XAYI KA DIYAARIYEY WIXII DHACAY MAALINTAAS

Comments are closed.