DHAGEYSO: HAY’ADA RDC OO SHAQO ABUUR U TABABAREYSA DHALINYARADA JUBBALAND

Dhamaan Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Jubbaland waxaa la wargelinayaa in Hay’ada Relief And Development Comittee (RDC) ay dhawaan bilaabeyso Tababar Shaqo abuur loogu sameenayo Dhalinyarada.

Hay’ada RDC oo ka diin waan gishan Deegaanada Jubbaland waxay Ka shaqeysaa Arimaha Gar gaarka taas oo ay bilowday Howlaha Samafalka Sanadkii 1994-kii oo haatan laga joogo 25 sano mudadaasna waxay sameysay barnaamijyo Manaafacaad u lahaa Bulshada Deegaanka.

 

Relief And Development Commitee waxay uga goleedahay Tababarkani sidii Xirfad shaqo loogu abuuri lahaa Dhalinyarada marka ay Dhameystaan Tababarkani.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO OGEYSIISKA

Comments are closed.