Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Soyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha oo Duhur Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 12:15pm Marka laga reebo Jimcaha.
Idaacada Soyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA AXMED CALI MERCURY.