DHAGEYSO: BARNAAMIJKA BANDHIGA RAADIYAHA SOYAAL (4-AUG-2019)

Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Sooyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha oo Subax Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 9:00Am Marka laga reebo Subaxa Jimcaha.

Idaacada Sooyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA XASAN XAYI CABDULLAAHI

Comments are closed.