DHAGEYSO: WARKA DUHUR EE RADIO SOYAAL (1-9-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Sooyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Warka Duhur Ee Radio Sooyaal Duhur Kasta ka maqashaan Saacadu markay tahay 1:00Pm. Halkaan Hoose ka dhageyso Warka Oo Dhameystiran
DHAGEYSO: BARNAAMIJKA CIYAARAHA RADIO SOYAAL (28-7-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Soyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha oo Duhur Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 12:15pm Marka laga reebo Jimcaha. Idaacada Soyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA XASAN XAYI […]
DHAGEYSO: BARNAAMIJKA CIYAARAHA RADIO SOYAAL (27-7-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Soyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha oo Duhur Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 12:15pm Marka laga reebo Jimcaha. Idaacada Soyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA XASAN XAYI […]
DHAGEYSO: BARNAAMIJKA CIYAARAHA RADIO SOYAAL (24-7-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Soyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha oo Duhur Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 12:15pm Marka laga reebo Jimcaha. Idaacada Soyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA XASAN XAYI […]
DHAGEYSO: BARNAAMIJKA CIYAARAHA RADIO SOYAAL (20-7-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Soyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha oo Duhur Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 12:15pm Marka laga reebo Jimcaha. Idaacada Soyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA AXMED CALI […]
DHAGEYSO: BARNAAMIJKA CIYAARAHA RADIO SOYAAL (18-7-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Soyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha oo Duhur Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 12:15pm Marka laga reebo Jimcaha. Idaacada Soyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA AXMED CALI […]
DHAGEYSO: Barnaamijka Ciyaaraha Radio Sooyaal (15-JUL-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Sooyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha oo Duhur Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 12:15pm Marka laga reebo Jimcaha. Idaacada Sooyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA AXMED CALI […]
JOSE MOURINHO: MA SAHLANA IN LA SAALIYO KULANKA FINAL-KA UCL, 2 XIDDIG AYAA AH SAAMEYNTA KULANKA
Liverpool ayaa wajaheysa Tottenham Hotspur kulanka kama dambeyska ah Tartanka Koobka sharaftiisu tahay mid sareysa ee UEFA Champion league oo ka dhici doona caasimada Spain Ee Madrid, iyadoo Mourinho uu horey la soo qaadey FC Porto iyo Inter Milan horaantii xirfadiisa tababare nimo Oo koobkan kula guuleystay. Tababarihii hore ee United ayaa daaha ka rogay […]
RASMI: Inter Milan Ayaa U Magacawday tababaraheeda Cusub Macalinkii hore ee Chelsea Antonio Conte
Antonio Conte ayaa loo magacaabay macalinka Inter Milan, isagoo bedelaya shaqada laga ceyriyay Luciano Spalletti. 49 jirkaan ayaa ku soo laabtay shaqada Talyaaniga ka dib markii uu ka soo tagay Chelsea dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore. Waxa uu labo sanno ku qaatay Magaalada London ee dalka ingiriisaka gaar ahaan garoonka Stamford Bridge, Oo ay ku Ciyaarto […]
“Carabta Ma Necbi, Ilmaha Aan Awoowaha U Ahay Ayaa Carab Ah, Laakiin Man City & PSG Waa In Laga Saaro Champions League”
Madaxweynaha La Liga Javier Tebas ayaa dib u soo nooleeyay dagaalka uu kula jiro kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain. Tebas ayaa weerar culus ku qaaday kooxaha hantay horyaalada Faransiiska iyo Premier League ee PSG iyo Man City isagoo tilmaamay inay dhaawac u geysanayaan kubada cagta. Waxa uu ku baaqay in labada kooxood laga saaro […]
RASMI: Ramos Oo Cadeeyay sii joogitaanka Real Madrid Iyo Halka Uu kaga Fariisanyo Ciyaarista Kubadda cagta
Kabtanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain Sergio Ramos ayaa Qeybta shirarka kooxda Real Madrid ku qabtay Shir jaraa’id Oo uu ku Cadeenayay sii joogista garoonka santiago Bernabeu, kadib warar todobaadkii tagay laga daabacay mustaqbalkiisa kooxda. Ramos ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay inuu go’aansaday inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo Real Madrid ilaa inta Uu ka […]
Alexey Smertin: Oo ka Hadlay tagitaanka Eden Hazard iyo Xirfada tababare nimo Ee Maurizio Sarri kooxda Blues
Xiddigii hore ee Chelsea Alexey Smertin ayaa walaac ka muujiyay ka tagitaanka Eden Hazard Kooxda Blues taasi Oo Uu ku Micneeyay inay tahay baneynta Boos Muhiim ka ah Qolkeed labiska Iyo safka kooxda Blues. Hazard ayaa la rajeenayaa inuu u dhaqaaqo kooxda ka dhisan Caasimada Spain Ee real, si uu biiro xagaagan xilli kooxda lagu […]
Arsenal: Oo Weynaysa xiddiga Amaahda kula jooga Ee Denis Suarez
Denis Suarez ayaan mar kale u ciyaari doonin Arsenal ka dib markii ciyaaryahanka khadka dhexe uu ku dhawaaqay inuu seegi doono inta ka dhiman xilli ciyaareedka. Xiddiga Barcelona ayaa ku biiray Arsenal bishii Janaayo heshiis amaah ah ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, laakiin waxa uu ciyaaray 67 daqiiqo afar kulan oo bedel kusoo galay Premier League. […]
Giuseppe Marotta: Spalletti wuxuu joogayaa Inter xilli ciyaareedka soo aadan
Maamulaha guud ee kooxda Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa sheegay in Luciano Spalletti uu sii ahaan doono tababaraha kooxda xilli ciyaareedka soo socda. Tababarihii hore ee Jose Mourinho iyo Antonio Conte ayaa lala xiriirinayay Inter, kuwaasoo raadinaya inay ku dhameystaan dhameystirka horyaalka Serie A tan iyo 2010-11. Si kastaba ha ahaatee, Marotta ayaa ku adkeystay […]
Daafacii hore ee United John O’Shea oo ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fariistay
Daafacii hore ee Manchester United iyo qaranka Republic of Ireland John O’Shea ayaa qarka u saaran inuu ciyaaraha ka fadhiisto dhamaadka xilli ciyaareedkan, sida ay xaqiijisay kooxda Reading. O’Shea, oo ku guuleysatay shan horyaal oo Premier League intii lagu jiray waqtigiisii Old Trafford, ayaa ku dhawaaqay go’aankiisii Maalinta talaada Oo ku beegnayd dhalashadiisa xilli uu […]
Tottenham ayaa xiiseyneysa daafaca Lazio Luiz Felipe si uu u bedelo Alderweireld
Tottenham ayaa soo bandhigtay xiisaha ay uqabto daafaca dhexe ee kooxda Lazio Luiz Felipe. Mauricio Pochettino ayaa doonaya inuu xoojiyo safka daafac ee kooxdiisa kadib markii mustaqbalka Toby Alderweireld uu mugdi soo galay, waxaana kooxo badan oo naadiyada ka socda ay doonayaan inay isha ku hayaan Felipe toddobaadyadii la soo dhaafay. 22 jirkaan reer Brazil […]
DEG DEG: Goolhaye Jan Oblak Oo heshiiska U cusbooneysiiyay Atletico Madrid ilaa 2023
Xiddiga reer Slovenia, oo ku soo biiray kooxda Atletico 2014, ayaa qandaraaska u cusbooneysiiyay kooxda ilaa 30ka June, 2023. Goolhayaha caalamiga ah ee reer Slovenia, oo 26 sanno jir ah, ayaa haatan ku sii nagaan doona ilaa Uu ka gaaro 30 sanno sano. Oblak Shabaq ilaaliyaha Kooxda Atletico ayaa 32 kulan oo horyaalka La Liga […]
Xulka Ereteria Oo Muqdisho U Imaanaya Ciyaar Saaxiibtinimo Ay La Yeelanayaan Soomaaliya
22-kii Bishaan ayaa waxaa Dhambaal codsi ah soo gaartay Xafiiska Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed oo Dawlada Ereteria ay ku dalbaneysay in Soomaaliya Kulan Ciyaareed K/cagta ah dhexmaro. Kulanka ayaa ah mid saaxiibtinimo kaas oo ka dhacaya Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya. Kulankaan Ciyaareed ayaa la sheegay in lagu xoojinayo Xiriirka Labada Waddan Ee Soomaaliya iyo […]
Guuldaradii Chelsea,Goolashii Salax,United Oo Jawi Macaan Gashay & Warar Kale
Manchester United waxay ku soo laabtay heerkii cajiibka ahaa ee looga bartay waxayna hadda dhaqan ka dhigatay guulo xidhiidh ah iyo in ay kulan kastaba urursato saddexda dhibcood iyada oo Pogba iyo Rashford ay guushii kulankii Brighton ka caawiyeen Man United. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu qoray taariikhda Manchester United kadib markii uu noqday macalinkii […]
Man Utd Oo go’aansatay inay dib u soo celiso Ferguson Old trafford ka dib markii uu Solskjaer codsadey
Halyeeygii hore Ee Tababaraha Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa diyaar u ah inuu lataliye U noqdo Ole Gunnar Solskjaer waqtigiisa Old Trafford isagoo ah tababaraha ku meel gaarka ah. Solskjaer ayaa la shaaciyay in uu badalo Jose Mourinho, kaasoo shaqada Uu ka a eryay Gudoomiye ku xigeenka fulinta Kooxda Manchester united Ed Woodward, garoonka […]