DHAGEYSO: BARNAAMIJKA MEEHAANADA CAALAMKA RADIO SOOYAAL 27 6 2019
Barnamijka Meehanada Caalamka kadhegeyso Idacada Soyaal Habeen walba Marka lagareebo Baheenimada Jimcaha ay siibaxeyso.
DHAGEYSO: Hay’ada Care Oo Fariin Wacyi Gelin Ah U Direysa Bulshada Ku Dhaqan Jubbaland
Waxaan usoo gudbineynaa Bulshada ku dhaqan Deegaanada Jubbaland Fariin U muhiim ah oo kusaabsan ka wacyi gelinta ka hor tega Cudurka Shuban Biyoodka. Waanada soo socda oo aad ku dhaqanto waxay kaa baajin kartaa Cudurkaas adigoo ku dedaalaya Nadaafada Insha allaah. Baraarujintaan ayaa timid markii Cudurka Shuban Biyoodka lagu arkay dad uu soo ritay Qeybo […]
DHAGEYSO: BARNAAMIJKA BANDHIGA RAADIYAHA IDAACADA SOOYAAL (15-JAN-2019)
Dhageystayaasheena Sharafta Leh Ee Ku Xiran Idaacada Sooyaal Codka Shacabka Jubbaland waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha oo Subax Kasta Soo Gala Saacadu markay tahay 9:00Am Marka laga reebo Subaxa Jimcaha. Idaacada Sooyaal ayaa ka dhageysan kartaa Mowjada 88.0Mhtz Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Ku Dhaw. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN WAXAA SOO JEEDINAYA […]
DHAGEYSO: Hay’ada RDC Oo Ku Qabaneysa Tababar Shaqo Abuur Ah Gudaha Kismaayo
Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Dhalinyarada Jubbaland Ku Dhaqan Dhamaan Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Jubbaland waxaa la wargelinayaa in Hay’ada Relief And Development Comittee (RDC) ay dhawaan bilaabeyso Tababar Shaqo abuur loogu sameenayo Dhalinyarada. Hay’ada RDC oo ka diin waan gishan Deegaanada Jubbaland waxay Ka shaqeysaa Arimaha Gar gaarka taas oo ay bilowday Howlaha […]
DHEGEYSO ,Ruwaayada Maseerka Iyo Maanta Soyaal Radio,,
ruwaayad kusaabsan maseerka maanta jira iyo waxa yaabaha kala heysto raga iyo dumarka kulnka dayarta iyo kaalinta soyaal ruwaayada waxaa jilaya majaajileystaha caanka ah saciid marshaale iyo fartuun nuur adan halkan hoose kadhageyso ,,